SYD Online Exam Platform waa database online ah aynu ugu talagalnay in ay isticmaalaan Qeybaha kala duwan ee Waxbarashada una fududeen doono qaadista Imtixaanada si Online ah.
SYD Online Exam Platform waa database online ah aynu ugu talagalnay in ay isticmaalaan Qeybaha kala duwan ee Waxbarashada una fududeen doono qaadista Imtixaanada si Online ah.
Year Completed: 2020
Designed For: All Educational Levels
Maareynta Ardayada iyo Macalimiinta.
Sameynta Jadwalka Imitixaanka.
Lasocoshada Ardayga xiliga uu imtixaanka ku jiro.
Lasocoshada Macalimiinta so gudbiyay Imitaxaanka & kuwa aan soo gubinin.
U fasixida ama ka xirida ardayga user-ka uu imitxaanka ku galayo.
Helida Result Paper fasal ahaan, taas oo leh (Total, Average, Passed ama Failed).
Helidda Transcript-yada Ardayga.
Kaydinta Warqadda Ardayga Imtixaanka uu ku galay.
In Macalinka imtixaanka ka soo gudbin karo Dunida meel weliba uu ka joogo.
Helidda Warqadda Imtixaanka.
Sido kale su’aalaha waxa uu ugu sixi doonaa ardayga si automatic ah marka laga reebo in uu Macalinku sixi karo Su’aalaha Direct Questions-ka isagoo meel weliba joogo.
In Ardayga Imtixaanka ka soo gali karo Dunida meel weliba uu ka joogo.
In Digniino ardayga la siinaayo haddii uu isku dayo in uu qash sameeyo.
In lala socon karo dhaqadhaqaaqa ardayga.
Ardayga inoo san ka fogaan karin Xeendaabka Imtixaanka
Ardayda waxaa waardiyeen doono Camera.
Qiimaha lagu gali karo SYD ONLINE EXAM PLATFORM waa $1 ardaygiiba