Kaahiye Water & Electric System

Kaahiye Water & Electric System waa database online ah aynu ugu talagalnay in ay isticmaalaan Shirkaha Korontada & Ceelasha una fududeen doono Howlahooda Shaqo.

System-kaan wuxuu kaa caawin doonaa xakameynta iyo la socoshada Ceelkaaga / Korontadaada.

 

Year Completed:         2019

Designed For:               Electric & Power Companies

 

 

Features:

Diiwaangalinta macaamiisha iyo xarumaha

Diiwaangelinta Guryaha.

Diiwaangelinta Saacadaha.

Diiwangelinta Zones-ka.

Ku qorida Collectors-ka Zones-ka ay ka shaqeenayaan.

Ogaanshaha Zone kasta inta macmiil ay ku jirta.

Waxa uu ku sahlayaa in aad labada adeeg wada isticmaali kartid.

Kala ogaanshaha inta Macaamiil ay isticmaasha Biyaha & Korontada. (Waa hadii 2da adeeg aad isticmaaleysid).

In guriga laga jari karo isticmaalka adeega.

Kala wareejinta Macaamiisha.

Saacad xirida & Saacad furida Macaamiisha.

Saacad badalid Macaamiil.

 Soo xareynta Invoices-ka.

Lacag qabashada Macaamiisha.

 Daaabicida warqada Qaaan shegadka (Invoices) hal zone.

Daaabicida warqada lacag qabashada hal zone.

La socoshada dhaqdhaqaaqa Maaliyada Shaqaalaha (Staff Statement).

La socoshada dhaqdhaqaaqa Maaliyada Macaamiilka (Customer Statement).

La socoshada dhaqdhaqaaqa Qarashaadka Maaliyadda (Expense Statement).

La socoshada dhaqdhaqaaqa Akoomaadka Shirkadda
(Account Statement).

Ogaanshaha Faa’idada & Qasaaraha Shirkadda (Income Statement).

Ogaanshaha Qarashaadka so galay, kuwa ka baxay & kuwa ka maqan (Balance Sheet).

Diiwaangelinta Nuucyada Qarashaadka (Expenses)

Diiwangelinta qarashaadka la bixiyay.

Liiska Lacagaha la dallacay zone ahaan.

Liiska lacagaha la qabtay zone ahaan.

  Diiwangelinta Shaqaalaha.

  Mushaar u qoridda Shaqaalaha.

  Dallacaada Mushaarka Shaqaalaha.

  Liiska Shaqaalaha so xaadiray Maalinle, Todobaadle & Bille.

 Xaadirinta hal shaqaale warbixintiisa.

Sameynta Macag ku gal cusub (New User).

U asteynta howsha userka (User Privilage).

Ka xanibidda User horey u jiray howshiisa (User Lock).

Request this System:


Qaar kamid ah Macaamiisha ku faa'iday: