Haqabtire Inventory Management System

Haqabtire Inventory Management System waa database online ah aynu ugu talagalnay in ay isticmaalaan Ganacsatada una fududeen doono Howlahooda Shaqo.

Year Completed:         2016

Designed For:               Business Companies

 

Features:

Haqabtire Inventory System waxa uu kuu suurta galinayaa diiwaangalinta iyo la socoshada dhaqdhaqaaqa ganacsigaaga. Waxyaabaha uu kuu suurta galinaayo Haqabtire waxaa kamid ah:

   Diiwaangelinta Macaamiisha iyo Badeecadaha.

   Sameynta Boonooyinka Kala duwan ee Ganacsiga.

   La socoshada Badeecadaha yaalo Meheradaada Ganacsi.

   La socoshada DhaqdhaqaaqaMacaamiishaada.

   La socoshada badeecadaha la iibiyay iyo kuwa la soo iibsaday.

Request this System: