Haqabtire Inventory Management System

  • Home
  • Haqabtire Inventory Management System
Project Overview:

Haqabtire Inventory Management System waa database online ah aynu ugu talagalnay in ay isticmaalaan Goobaha Ganacsiga una fududeen doono Howlahooda Shaqo.

Features of the Project:

Haqabtire Inventory Management System waxa uu kuu suurta galinayaa diiwaangalinta iyo la socoshada dhaqdhaqaaqa Ganacsigaaga. Waxyaabaha uu kuu suurta galinaayo Haqabtire waxaa kamid ah:

  • Diiwaangelinta Macaamiisha iyo Badeecadaha.
  • Sameynta Boonooyinka Kala duwan ee Ganacsiga.
  • La socoshada Badeecadaha yaalo Meheradaada Ganacsi.
  • La socoshada DhaqdhaqaaqaMacaamiishaada.
  • La socoshada badeecadaha la iibiyay iyo kuwa la soo iibsaday.
  • Project Details:

    • Haqabtire Inventory Management System
    • 2020
    • Businesses

    SYD ICT Solutions

    No products in the cart.

    X