Bidhaamiye University Management System

  • Home
  • Bidhaamiye University Management System
Project Overview:

Bidhaaamiye University Management System waa database online ah aynu ugu talagalnay in ay isticmaalaan Jaamacadaha una fududeen doono Howlahooda Waxbarasho.

Features of the Project:

  • Diiwangelinta Dhamaan Fasalada Jaamacadda.
  • Diiwaangelinata Dhamaan Maadooyinka ka baxaya Jaamacadda.
  • Diiwaangelinta Dhamaan Kulliyadaha u ka kooban yahay Jaamacadda.
  • Xaadirinta & ka warqabka Macalimiinta Jaamacadda.
  • Ogaanshaha tirada ardayda fasal weliba.
  • Rarida Ardayda Semesterka ka gudbay una gudbay Semester Cusub.
  • Ku qorida Fasal weliba Maadooyinka uu qaadanayo Semesterka & Macallimiinta u dhigeysa.
  • So gudbinta Jadwalka Xiisadaha Macaliminta.
  • Diiwangelinta Ardayda Jaamacadda.
  • Bixinta Transcript-ga Ardayga.
  • Bixinta Shahaadada Ardayga.
  • Wareejinta Ardayda.
  • Xaadirinta Ardayda & Maqnaashaha Ardayda.
  • Bixinta Aqoonsiga Jaamacadda (ID Cards).
  • Diiwaangelinta Imtixaanaadka Jaamacadda.
  • So gudbinta Waqtiyada Imtixaanka la galayo.
  • Soo gudbinta Natiijada Ardayda.
  • Bixinta Official Marksheet Exam.
  • Soo dhajinta hal Fasal Natiijadiisa Kuna saleysan kala sareynta Ardayda.
  • Ogaanshaha Ardayda dhacay & kuwa baasaay.
  • Ogaanshaha Ardayda ku dhacay 1 maado & ka badan.
  • In macallinku so xareyn karo Natiijada Imtixaanka uu qaaday si online ah.
  • Diiwaangelinta Macalimiinta Jaamacadda.
  • Diiwaangelinta Shaqaalaha Jaamacadda.
  • Mushaar u qoridda Macallimiinta & Shaqaalaha Jaamacadda.
  • Dallacaada Mushaarka ay ku shaqeeyaan Macallimiinta & Shaqaalaha Jaamacadda.
  • Hakinta Macallinka shaqada ka tagay.
  • Hakinta Shaqaalaha shaqada ka tagay.
  • Qabashada Lacagaha Ardayda
  • Bixinta Mushaaraadka Macallimiinta & Shaqaalaha.
  • Bixinta Qarashyada yaryarka ah ee Jaamacadda.
  • Ogaanshaha Ardayda lacagta ku dhiman.
  • La socoshada dhaqdhaqaaqa Maaliyada Macallinka (Teacher Statement).
  • La socoshada dhaqdhaqaaqa Maaliyada Ardayga (Student Statement).
  • La socoshada dhaqdhaqaaqa Maaliyada Shaqaalaha (Staff Statement).
  • La socoshada dhaqdhaqaaqa Qarashaadka Maaliyadda (Expense Statement).
  • La socoshada dhaqdhaqaaqa Akoomada Jaamacadda (Account Statement).
  • Ogaanshaha Faa’idada & Qasaaraha Jaamacadda (Income Statement).
  • Ogaanshaha Qarashaadka so galay, kuwa ka baxay & kuwa ka maqan (Balance Sheet).
  • Bixinta Clearance Card Exam.
  •  
    Tirada Ardayda Diiwaangelin Bile Sanadle
    1 – 99 $40 $15 $120
    100 – 299 $75 $25 $120
    300 – 599 $75 $35 $120
    600 – 899 $75 $45 $120
    Above > 900 $75 $0.05/ Student $120
    • Habka lacag bixinta waxa ay ku saleysantahy tirada ardayda Jaamacadda sida kor ku xusan.
    • Diwaangalinta waa mid halmar Jaamacadda laga qaadi doono, iskuulka waxa uu ku helayaa Domain (Jaamacadda.com) iwm.
    • Lacagta billaha ah waa mid Jaamacadda ay bixin doonatobil kasta tasoo ku saleysan tirada ardayda Jaamacadda.

      Lacagta sanadlaha waa mid Jaamacadda uu bixin doona sanadkiiba hal mar tasoo Jaamacadda wax loogu qabanaayo:
    • Dib u cusbooneysiinta Domain name-ka (Jaamacadda.com).
    • Keydinta iyo ilaalinta xogta Jaamacadda .
  • Sameynta Macag ku gal cusub (New User).
  • U asteynta howsha userka (User Privilage).
  • Ka xanibidda User horey u jiray howshiisa (User Lock).
  • Project Details:

    • Bidhaamiye University Management System
    • 2018
    • Universities

    SYD ICT Solutions

    List of Bidhaamiye Customers:

    No.

    University Name

    Location

    1.

    Jubba University

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    2.

    Modern University

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    3.

    Dar Al-Ulum University

    Howl-Wadaag, Mogadishu - Somalia.

    4.

    Almaas University

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    No products in the cart.

    X