Barbaariye School Management System

  • Home
  • Barbaariye School Management System
Project Overview:

Barbaariye School Management System waa database online ah aynu ugu talagalnay in ay isticmaalaan Iskuulada una fududeen doono Howlahooda Waxbarasho.

Features of the Project:

Barbaariye School Management System  waxa uu kuu suurta gelinayaa in aad la socon karto xogta ardayda oo dhameystiran waqti kasto oo aad u baahato sidoo kale waxyaabaha uu system-kaaan kaa caawinayo waxaa kamid ah:

  • In aad ogaato tirada ardayda fasal weliba iyo waalidiintooda.
  • In aad ogaan karto 10ka arday ee ugu firfircoon iskuulka.
  • In aad ogaan karto ardayda iskuulka imisa ayaa wiilal ah imisa ayaa gabdha ah.In aad ogaato ardayda dhigata iskuulka iyo kuwa aan dhigan oo ka tagay.
  • La socoshada maqnaashaha ardayga iyo macalinka.
  • In aad ogaan karto ardayda Hey’adaha masuulka ka yihiin ee dhigta iskuulka.
  • Diiwaangelinta Maadooyinka.
  • Diiwaangelinta Habka Casharada u baxayaan todobaad kasta.
  • Diiwaangelinta Casharada Laqaatay iyo Todobaadka la qaatay.
  • La socoshada Casharada baxay iyo kuwa Haray.
  • Isku darka & Kala qeybtinta Fasalada.

Babaariye School Management System waxa uu kaa caawinayaa maareynta qeybaha kala duwan ee dhaqaalaha. Waxyaabaha uu kuu suurta gelinayo waxaa kamid ah:

  • In aad ogaato fasal weliba tiradiisa iyo lacagaha kasoo xaroonayo fasalkaas.
  • In aad ogaan karto ardayda iska bixiya lacagaha si shaqsi ah iyo kuwa hey’ad ama community kale ay ka bixiyaan.
  • In aad raadin karto ardayda lacagaha ku siiyay iyo kuwa kale hal iyo wixii ka badanba.
  • Bixinta Mushaaraadka Macalimiinta iyo Shaqaalaha Iskuulka.
  • La socoshada qarashaadka ka baxay iskuulka iyo kuwa soo galay iyo mid walbo qaabka usoo gashay ama u baxday.
  • Diiwaan galinta nuucyada lacagaha (Monthly Fee, Exam Fee, Roll No, Bus Fee & Graduation Fee).
  • Cadeynta dakhliga ama qasaaraha (Income Statement).

Babaariye School Management System Waxa uu kaa caawinayaa la socoshada imtixaanaadka qeybahooda kala duwan ee uu iskuulka qaado. Waxyaabaha aad ka heli kartid Barbaariye qeybihiisa imtixaanaadka waxaa kamid ah:

  • La socoshada natiijada fasal weliba iyo ardayda ugu sareyso fasal weliba.
  • La socoshada hal arday natiijadiisa oo dhan iyo adigoo si qaas u ogaan karo hal maado oo kaliya.
  • Ogaanshaha ardayda kaalmaha hoose ka galay iskuulka oo idil iyo fasalkooda.
  • Ogaanshaha ardayda imtixaanka galay iyo kuwa aanan galin.
  • Helidda Transcript-yada ardayda marka uu qalin jabiyo & marka uu si qaas ah u rabo ardayga.
  • Ogaanshaha maqnaanshaha ardayda.
  • Diiwaangelinta Dhacdooyinka Ardayda.
  • Diiwaangelinta Maqnaashiyaha Ardayga (Fasax, Maqnaansho, soo daahida iyo Cudur daar la’aanba).
  •  
    Tirada Ardayda Diiwaangelin Bile Sanadle
    1 – 99 $40 $10 $80
    100 – 299 $75 $15 $80
    300 – 599 $75 $20 $80
    600 – 899 $75 $25 $80
    Above > 900 $75 $0.035/ Student $80
    • Habka lacag bixinta waxa ay ku saleysantahy tirada ardayda iskuulka sida kor ku xusan.
    • Diwaangalinta waa mid halmar iskuulka laga qaadi doono, iskuulka waxa uu ku helayaa Domain (school.com) iwm.
    • Lacagta billaha ah waa mid iskuulka uu bixin doona bil kasta tasoo ku saleysan tirada ardayda iskuulka.Lacagta sanadlaha waa mid iskuulka uu bixin doona sanadkiiba hal mar tasoo iskuulka wax loogu qabanaayo:
    • Dib u cusbooneysiinta Domain name-ka (School.com).
    • Keydinta iyo ilaalinta xogta iskuulka.

    Project Details:

    • Barbaariye School Management System
    • 2018
    • Educational Institutions

    SYD ICT Solutions

    Request this System:


    List of Barbaariye Customers

    No

    Customer Name

    Location

    1.

    Al-Amal Primary & Secondary School

    Kaxda, Mogadishu - Somalia.

    2.

    Al-Anfaal Primary & Secondary School

    Wadajir, Mogadishu - Somalia.

    3.

    Abjad Primary & Secondary School

    Yaaqshiid, Mogadishu - Somalia.

    4.

    Al-Ansaar Primary & Secondary School

    Kaaraan, Mogadishu - Somalia.

    5.

    Al-Farhan Model Primary & Secondary School

    Yaaqshiid, Mogadishu - Somalia.

    6.

    Tusmo Primary & Secondary School

    Howl-Wadaag, Mogadishu - Somalia.

    7.

    Mo'allim Nor Primary & Secondary School

    Howl-Wadaag, Mogadishu - Somalia.

    8.

    Al-Rashaad Primary & Secondary School

    Heliwaa, Mogadishu - Somalia.

    9.

    Al-Hudda International Primary & Secondary School

    Warta Nabadda, Mogadishu - Somalia.

    10.

    Uhud Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    11.

    Eastern College

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    12.

    Al-Hidaaya Primary & Secondary School

    Dharkeenleey, Mogadishu - Somalia.

    13.

    Al-Manbac Primary & Secondary School

    Yaaqshiid, Mogadishu - Somalia.

    14.

    Al-Micraaj Primary & Secondary School

    Mogadishu - Somalia.

    15.

    Al-Nasri Primary & Secondary School

    Deyniile, Mogadishu - Somalia.

    16.

    Al-Risaala Primary & Secondary School

    Hamar Jajab, Mogadishu - Somalia.

    17.

    Al-Safwa Primary & Secondary School

    Yaaqshiid, Mogadishu - Somalia.

    18.

    Al-Xarameyn Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    19.

    Al-Irshaad Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    20.

    Ali Diyaar Primary & Secondary School

    Heliwaa, Mogadishu - Somalia.

    21.

    Anas Bin Malik Primary & Secondary School

    Yaaqshiid, Mogadishu - Somalia.

    22.

    Atlantic Ocean Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    23.

    Ahmed Bin Xambal Primary & Secondary School

    Kismaayo, Juballand - Somalia.

    24.

    Baarbe Primary & Secondary School

    Dharkeenleey, Mogadishu - Somalia.

    25.

    Banadir integrated Primary & Secondary School

    Yaaqshiid, Mogadishu - Somalia.

    26.

    Barwaaqo Primary & Secondary School

    Kismaayo, Juballand - Somalia.

    27.

    Ceynu Shamsi Primary & Secondary School

    Kaxda, Mogadishu - Somalia.

    28.

    Faanoole Primary & Secondary School

    Kismaayo, Juballand - Somalia.

    29.

    Farjano Primary & Secondary School

    Kismaayo, Juballand - Somalia.

    30.

    Geed Faqay Primary & Secondary School

    Balcad, Hirshabelle - Somalia.

    31.

    Guul wade Primary & Secondary School

    Kismaayo, Juballand - Somalia.

    32.

    Halane Primary & Secondary School

    Wadajir, Mogadishu - Somalia.

    33.

    Iftin Primary & Secondary School

    Kismaayo, Juballand - Somalia.

    34.

    Kasmo Primary & Secondary School

    Warta Nabadda, Mogadishu - Somalia.

    35.

    Kismayo Primary & Secondary School

    Kismaayo, Juballand - Somalia.

    36.

    Macallin Ahmed Primary & Secondary School

    Dharkeenleey, Mogadishu - Somalia.

    37.

    Mahad Alla Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    38.

    Mohamed Jamac Primary & Secondary School

    Kismaayo, Juballand - Somalia.

    39.

    Mudug Foundation Primary & Secondary School

    Gaalkacyo, Mudug - Somalia.

    40.

    Saafi Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    41.

    Sheikh Osman Primary & Secondary School

    kaaraan, Mogadishu - Somalia.

    42.

    Sooyaal Primary & Secondary School

    Howl-Wadaag, Mogadishu - Somalia.

    43.

    Uzaama Bin Zeyd Primary & Secondary School

    Deyniile, Mogadishu - Somalia.

    44.

    Al-Manbac Primary & Secondary School

    Yaaqshiid, Mogadishu - Somalia.

    45.

    Warsheikh Primary & Secondary School

    War Sheikh, Hirshabelle, Somalia.

    46.

    Xinlabi Primary & Secondary School

    Hobyo, Mudug - Somalia.

    47.

    Kaaran Primary & Secondary School

    Kaaraan, Mogadishu - Somalia.

    48.

    Xanaano Fowzu Raxmaan

    Dharkeenleey, Mogadishu - Somalia.

    49.

    Al- Furat Model Primary & Secondary School

    Kaxda, Mogadishu - Somalia.

    50.

    General Da'uud Primary & Secondary School

    Warta Nabadda, Mogadishu - Somalia.

    51.

    Masdar Primary & Secondary School

    Howl-Wadaag, Mogadishu - Somalia.

    52.

    Xanaano Ilays

    Howl-Wadaag, Mogadishu - Somalia.

    53.

    Al- Huda Model Primary & Secondary School

    Wadajir, Mogadishu - Somalia.

    54.

    Fathu Raxman Al-Azhari Primary & Secondary School

    Dharkeenleey, Mogadishu - Somalia.

    55.

    Darul Fajri Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    56.

    Daarul Iiman Primary & Secondary School

    Yaaqshiid, Mogadishu - Somalia.

    57.

    Bustaale Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    58.

    Omar Faaruq Primary & Secondary School

    Cadaado, Galgaduud- Somalia.

    59.

    Imamu-Dahabi Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    60.

    Sinan Primary & Secondary School

    Guri-Ceel, Galgaduud - Somalia.

    61.

    Care Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    62.

    Midnimo Primary & Secondary School

    Waaberi, Mogadishu - Somalia.

    63.

    Al- Kawaakib Primary & Secondary School

    Deyniile, Mogadishu - Somalia.

    64.

    Al- Shacab Primary & Secondary School

    Gaalkacyo, Mudug - Somalia.

    65.

    SYL Primary & Secondary School

    Gaalkacyo, Mudug - Somalia.

    66.

    Abullahi Ise Primary & Secondary School

    Gaalkacyo, Mudug - Somalia.

    67.

    Al- Safa Primary & Secondary School

    Gaalkacyo, Mudug - Somalia.

    68.

    Hilaal Primary & Secondary School

    Kaxda, Mogadishu - Somalia.

    69.

    Daru -Rajab Primary & Secondary School

    Hodan, Mogadishu - Somalia.

    70.

    Golden Secondary School

    Warta Nabadda, Mogadishu - Somalia.

    71.

    Baabu-Rayaan Primary & Secondary School

    Dharkeenleey, Mogadishu - Somalia.

    No products in the cart.

    X